Xaaladda Keenya

Xukuumaddu waxay soo qaadi doontaa oo keliya kuwa doonaya inay dalka dib ugu soo laabtaan. Waxaana lagu wadaa in maanta ay keento diyaarad laga leeyahay Kenya oo tagaysa Jubba muwaadiniinta Kenyanka ah,” ayay hadalkeeda raacisay. Hadalka wasiiradda arrimaha dibadda Kenya ayaa kusoo beegmaya xilli ay maalmihii lasoo dhaafay dagaallo culus ka dhacayeen magaalada Jubba ee … Continue reading Xaaladda Keenya